Dad badan oo u geeriyooday Daawada jeermiska disha oo Sabab yaab leh u cabeen

Dad badan oo kunool deegaan katirsan gobolka Andhra Pradesh ee dalka Hindiya ayaa geeriyooday, kadib markii ay cabeen walxo lagu daray daawada loogu tala galay in jeermiska ka disho gacmaha . Booliiska dalka Hindiya ayaa ku waramay in dad ka badan 10-qof geeriyoodeen kadib markii Khamri ahaan u cabeen waxyaabo la isku dar daray ay … Continue reading Dad badan oo u geeriyooday Daawada jeermiska disha oo Sabab yaab leh u cabeen